Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Qorsheynta “Waxaan diyaarineynaa tirakoob rasmi ah…”

$
0
0
Wasaaradda Qordheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa sheegtay iney bil gudaheed kusoo bandhigi doonto tirada rasmiga ah ee dadka Soomaaliyeed. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Siciid C/llaahi Dani ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradu ay tirakoob ku sameeysay dadka Soomaaliyeed islamarkaana ay bil gudaheed kusoo bandhigidoonto,  isagoo xusay in tirakoobka ay ka gacan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles