Xukuumadda Soomaaliya ayaa Danjirihii Soomaaliya ee Dalka Britain, C/llaahi Maxamed Cali “San-bololshe” u magacowday taliyaha guud ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka, kadib markii agaasimiihii hore xilka laga qaaday. C/llaahi Maxamed Cali “San-bololshe” ayaa buuxinaya booska Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Bashiir Maxamed Jaamac “Goobbe” oo la saaray Mas’uuliyadda fashilka Sugidda Amniga. Warqad kasoo baxday Xafiiska Raisul […]
↧