Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa Turkiga

$
0
0
Mogadishu, December 23, 2013…… Ra’iisul Wasaaraha dalka Turkiga mudane Rajab Dayib Ardugaan ayaa dhanbaal hanbalyo ah u soo diray dhiggiisa dalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed, oo dhowaan loo magcaabay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Dhanbaalkan hanbalyada ah ee uu Ra’iisul Wasaaraha Turkigu u soo diray dhiggiisa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowladda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles