Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxtooyada oo laweeraray

$
0
0
Waxaa soo baxaya warar la xariira qaabkii loo fuliyay weerarkii xarunta madaxtooyada Villa Somalia lagu qaaday xilliga afurka kaddib, waxaana dagaalka oo ka bilowday kontrolka labaad ee iridda hore ee Madaxtooyada uu ku faafay gudaha xafiisyada madaxtooyada. Ciidamada Dowladda Federaalka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa isku rasaaseeyay meel aan ka fogeyn xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, iyadoona is […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles