Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Golaha Wasiirrada oo xalay kulan la qaatay laamaha ammaanka dalka iyo Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka

$
0
0
Muqdisho, July, 07, 2014 | Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka, waxaana kulanka shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Furitaanka kulanka waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdiweli, wuxuuna ka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles