Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Sideed Xul oo u Malafsanaya Koobkan Iyo Dhacdooyinkii Lagu Arkey Ilaa & Hadda (By Jaahuur)

$
0
0
Brazil-o3-june-(qaranimo.com) Saaxiibayaal todobaadkan iyo ciyaaraha ka babanaya carigaa Brazil ee koobka kubadda cagta  aduunka ayeynu ku bidhaamineynaa 8-da xul ee iskugu soo hadhey iyo mucjisooyinka lagu arkey intii uu socdey koobkani. Haddii aynu ku bilowno bishii aynu soo dhaafney ee June waxaa ku soo xaadirey dalkaa Brazil 32-wadan oo ka kala yimid daafaha aduunka wadan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles