Olympic Solidarity oo ku deeqday Gudiga Olympikada Soomaaliyaa in ka badan Hal Milyan oo Dollar War bixin ay soo saartay Olympic Solidarity oo ah Hay’ada maal gelisa horumarinta isportiga ayaa ku xusan iney ku deeqday Gudiga Olympikada Somalia lacag gaareeysa in ka badan Hal Milyan oo Dollar sanadihii 2009-2012. War bixinta sida ay sheegtay lacagahaasi […]
↧