Sida aad ciwaankaba ka aragtaan waa laba xaaladood oo midba gaarkeeda u noqon karo ciwaan madaxbaan ”dhammays ah”. Inaan hal ciwaan ka wada dhigo waxaa sabab u ah saamaynta ay maamul goboleedyadu ku leeyihiin xaaladda quusta ah ee dalka soomaaliya >>waxyaalaha aan ku faaqidi doono waxaa kamid ah haddii ALLE idmo.- -SOOMAALIYA waa tuma?. - […]
↧