Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa teegeeray go’aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Barre uu ku qaadacay Aqoonsiga Madaxda Dalka ay siiyeen Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xildhibaanno badan oo la hadlay Idaacaddaha Magaalada Muqdisho ayaa taageereen hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya. Mid kamid ah Xildhibaanaddaas oo la hadlay Idaacadda Shabelle […]
↧