Argagixisadda Al-Shabaab ayaa Saakay weeraray Fariisimo Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan. Weerarkaan oo ay ku geeriyoodeen Lix Qof oo Labo ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda Jabuuti ayaa ka dhacay gudaha Saldhiga Ciidamada ay ku leeyihiin Degmada Buulobarde Afhayeenka Ciidamada oo Warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay Weerarka, wuxuuna sheegay in ay […]
↧