Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dugsiga RAJO oo soo gabagabeeyay imtixaanadii Sanadka

$
0
0
Dugsiga Agoonta Rajo oo ay wax ka bartaan in ka badan 120 arday oo agoon ah ayaa maanta la soo gebagebeeyay imtixaankii kama dambeysta ahaa oo bilowday 22-ki bishan islamarkaana la soo gebagebeeyay maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 25 June 2014. Maamulka dugsiga agoonta Rajo ayaa Radio Muqdisho u sheegay in imtixaanka kama dambeysta […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460