Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Qaniiyadii Suraze,Xulal Ka Shubey iyo qaar Jarka Ka laalaada (By Jaahuur)

$
0
0
Brazil-24-June-2014- | Qaranimo Online | Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil iyo xulal ka shubay, qaar jarka ka laalaada,kuwa dhoola caddeynayaa iyo Suarez oo mar saddexaadkii qaniiyadiisii sii wata. Akhyaartay koobkii kubadda cagta ayaa wareegiisii hore gabagabo ku dhaw oo aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood,wareegga labbaadna […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles