Muqdisho-19, Juun, 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa si lama filaan ah ku tegay Hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho oo ay ka socotay xaflad lagu taageereyey xildhibaan Dr. Cusmaan Maxmuud Dufle magacaabistii ka mid noqoshada musharaxiinta abaal marinta bilada Nabadda Caalamiga ah (Nobel Peace Prize) Xafladda ayaa waxaa soo abaabulay […]
↧