Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Uruguay oo 2-1 Ku Haajirisey England Bal Yaase u Kala Dabqaadaya Italy,Costa Rica Iyo Uruguay? (By Jaahuur)

$
0
0
Brazil-19-June-2014 (qaranimo.com) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka oo si habsami ah uga socda garoomada kala gadisan ee delkaa Brazil iyo Spain,Cameroon,Greece,Australia iyo Ingiriiska oo diyaarsanaya shandadahoodii una baqoolaya guryahoodii markii aay wareegii hore ku guuldareysteen. Haddaba labadii ciyaaroo ee maanta ugu xiisaha badneyd waxaaa isku awood sheegtey Ivory Coast,Colombiya,Uruguay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles