Saylici oo Maato ku hoos nool Gurigiisa Fooqa ah ee Cashuurta dadweymaha laga dhisay ku amar ku taaglaynaya… Hargeysa()-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa lagu eeddeeyay inuu tacadi u geystay Qoys danyar ah oo deris ah guriga uu degenyahay uu ka Magaalada Hargeysa oo ku yaalla Xaafadda shacabka. Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici oo dhawaan Guri Fooq ah […]
↧