Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Degmada Baargaal oo doorasho kadhacday

$
0
0
Golaha Deegaanka degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu ayaa doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, kaddib markii  maanta halkaasi lagu qabto doorasho. Golaha Deegaanka Degmada Baargaal oo ka kooban 21 xubnood oo shalay la dhaariyay ayaa codka dhiibtay. Codadkii la dhiibtay waxaa helay Abuukar Axmed Yuusuf (Abuukar Indhacade) oo noqday guddoomiyaha golaha deegaanka ahna guddoomiyaha degmada Baargaal asagoo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles