Tarjume: Xassan Xayle Socdkii Ibnu Batuuta 1325-1354 Qaybta Kowaad Soo gaaritaanka Muqdishow Ibnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama dunidii la yaqiinay waayihii Casriga Dhexe, (Periodi Medievali), isagoo in ka dhaw sodon sano ku bixiyay socdaalkaas, kuna tagay magaalooyin […]
↧