Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo dib ugu soo laabtay dalka

$
0
0
Mogadishu, June 12, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay shirweynaha 26-AAD ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xubno ka tirsan labada golle ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles