Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Maansada: Dulun Islaax!

$
0
0
Sida magaca maansadaba ka muuqata, waxay ku wajahan tahay Ururka Al Islaax, faraca Ikhwaanka Masar, oo Soomaaliya meelo badan ka dhisan xarumo iyo xalqooyinna ku leh. Maansadu waxay daba socotaa, ka dib markii ay dhaleecayn iyo buuq ku fureen mudane Xasan Sheekh oo dalka Masar uga qaybgalay xaflad caleemmo saara ah, oo lagu maamuusayey Madaxweyne […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles