Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Muungaab oo sheegay inay wadaan isbedel dhanka amaanka ah

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, oo hadda ku sugan dalka Uganda ayaa sheegay in Maamulkiisa uu wado Qorshe Amaanka Muqdisho wax looga qabanayo. Muungaab ayaa sheegay in Hay’addaha Amaanka Gobolka uu ku samayn doono isku shaandheyn, oo Shaqsiyaad karti u leh sugiga Amaanka Caasimadda uu Xilal Cusub u magacaabi doono, kadib marki sida uu sheegay Saraakiishi hore […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles