Wasiirka Wasaaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim oo ka qaybgalay shirweynaha Isgaarsiinta caalamka oo loo yaqaano WSIS ( World Summit on Information Society) oo ay marti galisay hay’adda Isgaarsiinta Caalamka ee ITU kana dalka Switzerland ayaa Wasiirku waxa uu halkaas ka jeediyay khudbad dheer oo uu kaga hadlayay horumarka dhanka Isgaarsiinta casriga ah […]
↧