Labo kamid ah qoys sitimaankii lasoo dhaafay ku sumoobay biyo ay cabeen, ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Keysaneey ee Muqdisho. Ibraahin Maxamed Cali oo kamid ah Ehelada dadka Dhibaatada soo gaartay, oo KON la hadlay ayaa sheegay in Labada Caruurta ee Xalay geeriyootay ay Tirada dhimashada ka dhigeyso 7, waxaana soo haray kaliya 3-ruux oo ay […]
↧