Muqdisho, 21, Luuliyo, 2014 | Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana goluhu warbixin ka dhageystay guddi loo xil-saaray gurmadka deg-deg ah, iyadoo dhanka kale goluhu dood ka yeeshay caqabadaha hortaagan fulinta barnaamijka Hiigsiga cusub ee […]
↧